{"id":288,"date":"2025-12-18T07:07:39","date_gmt":"2025-12-18T07:07:39","guid":{"rendered":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/?p=288"},"modified":"2025-12-18T07:08:34","modified_gmt":"2025-12-18T07:08:34","slug":"xiriirka-taariikhiga-ah-ee-hindiya-iyo-itoobiya-wuxuu-u-gudbay-heer-iskaashi-istiraatiiji-ah-raiisul-wasaaraha-hindiya-narendra-modi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/2025\/12\/18\/xiriirka-taariikhiga-ah-ee-hindiya-iyo-itoobiya-wuxuu-u-gudbay-heer-iskaashi-istiraatiiji-ah-raiisul-wasaaraha-hindiya-narendra-modi\/","title":{"rendered":"Xiriirka taariikhiga ah ee Hindiya iyo Itoobiya wuxuu u gudbay heer iskaashi istiraatiiji ah\u2014Ra\u2019iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi:"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>AMN PLUS &#8211; 8, 2018 T.I<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa sheegay in xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal ee Hindiya iyo Itoobiya uu hadda gaaray heer iskaashi istiraatiiji ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaare Modi, oo soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo rasmi ah oo uu ku joogay Itoobiya, ayaa farriin uu ku qoray baraha bulshada ku sheegay in uu wadahadallo miro-dhal ah la yeeshay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed, isla markaana uu khudbad ka jeediyay Baarlamaanka Itoobiya.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"768\" src=\"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2025\/12\/599925795_1324144479758922_3857001631954508902_n-1024x768.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-290\" srcset=\"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2025\/12\/599925795_1324144479758922_3857001631954508902_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2025\/12\/599925795_1324144479758922_3857001631954508902_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2025\/12\/599925795_1324144479758922_3857001631954508902_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2025\/12\/599925795_1324144479758922_3857001631954508902_n.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxa uu xusay in booqashadiisu ay abuurtay firfircooni cusub oo ku aaddan xiriirka Hindiya iyo Itoobiya, isla markaana ay xoojinayso xiriirka labada dal oo ku dhisan qiyam wadaag ah iyo aragti mustaqbal.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaare Narendra Modi ayaa yidhi:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cXiriirka dalalkeenna oo faa\u2019iido weyn u leh labada dhinac ayaan u dallacsiinnay heerka Iskaashi Istiraatiiji ah (Strategic Partnership).\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale, wuxuu u mahadceliyay Dowladda iyo Shacabka Itoobiya marka uu dalka ka dhoofayay, Ra\u2019iisul Wasaaraha Hindiya ayaa sheegay in uu si gaar ah ugu mahadcelinayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed, oo si sharaf leh ugu sagootiyay garoonka diyaaradaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AMN PLUS &#8211; 8, 2018 T.I Ra\u2019iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa sheegay in xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal ee Hindiya iyo Itoobiya uu hadda gaaray heer iskaashi istiraatiiji ah. Ra\u2019iisul Wasaare Modi, oo soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo rasmi ah oo uu ku joogay Itoobiya, ayaa farriin uu ku qoray baraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":289,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"cybocfi_hide_featured_image":"","footnotes":""},"categories":[23],"tags":[],"class_list":["post-288","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-diblumasiyadda","entry","has-media"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=288"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":291,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/288\/revisions\/291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}