{"id":319,"date":"2025-12-22T06:26:06","date_gmt":"2025-12-22T06:26:06","guid":{"rendered":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/?p=319"},"modified":"2025-12-22T06:26:08","modified_gmt":"2025-12-22T06:26:08","slug":"hindisaha-dhijitaal-itoobiya-2030-oo-si-rasmi-ah-loo-daah-furay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/2025\/12\/22\/hindisaha-dhijitaal-itoobiya-2030-oo-si-rasmi-ah-loo-daah-furay\/","title":{"rendered":"Hindisaha Dhijitaal Itoobiya 2030 Oo Si Rasmi Ah Loo Daah-Furay"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 12\/2018 T.I<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xukuumaddu Waxay Xoojisay Ballanqaadkeeda Casriyeynta Adeegyada Dadweynaha<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay in Hindisaha Dhijitaal Itoobiya 2025 uu gaaray heer aad u sarreeya, isla markaana si guul leh loo hirgeliyey yoolalkii loo dejiyey. Wuxuu xusay in guushaas ay gogol xaar u noqotay in maanta si rasmi ah loo bilaabo Dhijitaal Itoobiya 2030, oo ah istiraatiijiyad cusub oo diiradda saaraysa horumarinta adeegyada casriga ah ee dalka.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"768\" src=\"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2025\/12\/599950161_122194664846347285_5469358018048924132_n-1024x768.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-321\" srcset=\"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2025\/12\/599950161_122194664846347285_5469358018048924132_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2025\/12\/599950161_122194664846347285_5469358018048924132_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2025\/12\/599950161_122194664846347285_5469358018048924132_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2025\/12\/599950161_122194664846347285_5469358018048924132_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay in istiraatiijiyaddan cusub ay ku dhisan tahay ballaarinta helitaanka adeegyada, abuurista fursado siman oo ay muwaadiniintu wada gaaraan, iyo xoojinta kalsoonida u dhaxaysa muwaadiniinta iyo hay\u2019adaha dowladda. Waxa uu tilmaamay in arrimahan ay yihiin tiirarka aasaasiga ah ee Dhijitaal Itoobiya 2030.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale, Ra\u2019iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed ayaa adkeeyay in diiradda la saarayo ballaarinta kaabayaasha dhijitaalka ah ee dadweynaha, taas oo la filayo in ay abuurto awood weyn oo u oggolaanaysa tiknoolajiyada dhijitaalka ah in ay si wax ku ool ah ugu adeegto bulshada isla markaana kor u qaaddo tayada nolosha muwaadiniinta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ugu dambayn, wuxuu xusay in hawlaha Dhijitaal Itoobiya ay si dhow ula jaanqaadayaan himilada guud ee dowladda ee ku saleysan mabda\u2019a wada-jir iyo fududeynta adeegyada, si istiraatiijiyado waaweyn loogu beddelo ficil iyo natiijooyin la taaban karo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 12\/2018 T.I Xukuumaddu Waxay Xoojisay Ballanqaadkeeda Casriyeynta Adeegyada Dadweynaha Ra\u2019iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay in Hindisaha Dhijitaal Itoobiya 2025 uu gaaray heer aad u sarreeya, isla markaana si guul leh loo hirgeliyey yoolalkii loo dejiyey. Wuxuu xusay in guushaas ay gogol xaar u noqotay in maanta si rasmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":320,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"cybocfi_hide_featured_image":"","footnotes":""},"categories":[18],"tags":[],"class_list":["post-319","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-teknooloojiyadda","entry","has-media"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/319","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=319"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":322,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/319\/revisions\/322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}