{"id":335,"date":"2025-12-22T06:34:32","date_gmt":"2025-12-22T06:34:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/?p=335"},"modified":"2025-12-22T06:34:34","modified_gmt":"2025-12-22T06:34:34","slug":"raysulsaare-abiy-ahmed-phd-oo-wadahadal-la-yeeshay-madaxweynaha-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/2025\/12\/22\/raysulsaare-abiy-ahmed-phd-oo-wadahadal-la-yeeshay-madaxweynaha-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Raysulsaare Abiy Ahmed (PhD) oo wadahadal la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 10, 2018 T.I<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa wadahadal la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo booqasho shaqo oo hal maalin ah ku yimid Itoobiya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu bartiisa baraha bulshada ku sheegay in ay yeesheen wadahadal miro-dhal ah, iyagoo sii ambaqaaday wada-hadalladii ku saabsan xiriirka laba geesoodka ah ee ay labada dal ka wada shaqeynayeen sanadkii la soo dhaafay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxa uu intaa ku daray in is-weydaarsiga fikradaha ay sameeyeen uu mar kale adkeeyay go\u2019aankooda wadajirka ah ee ku aaddan fulinta mudnaanta guud ee ay wadaagaan, xoojinta xiriirka labada dal, sugidda xasilloonida gobolka, iyo horumar waara.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 10, 2018 T.I Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa wadahadal la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo booqasho shaqo oo hal maalin ah ku yimid Itoobiya. Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu bartiisa baraha bulshada ku sheegay in ay yeesheen wadahadal miro-dhal ah, iyagoo sii ambaqaaday wada-hadalladii ku saabsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":336,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"cybocfi_hide_featured_image":"","footnotes":""},"categories":[23],"tags":[],"class_list":["post-335","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-diblumasiyadda","entry","has-media"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":337,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/335\/revisions\/337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}