{"id":381,"date":"2026-01-06T06:37:08","date_gmt":"2026-01-06T06:37:08","guid":{"rendered":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/?p=381"},"modified":"2026-01-06T06:37:10","modified_gmt":"2026-01-06T06:37:10","slug":"tartanka-orodka-5-ta-km-oo-loogu-magacdaray-tartanka-orodka-ee-aqoonsiga-qaranka-fayda-ayaa-subaxnimadii-saaka-ka-dhacay-magaalada-jigjiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/2026\/01\/06\/tartanka-orodka-5-ta-km-oo-loogu-magacdaray-tartanka-orodka-ee-aqoonsiga-qaranka-fayda-ayaa-subaxnimadii-saaka-ka-dhacay-magaalada-jigjiga\/","title":{"rendered":"Tartanka orodka 5-ta km oo loogu magacdaray tartanka orodka ee Aqoonsiga Qaranka (Fayda) ayaa subaxnimadii saaka ka dhacay magaalada Jigjiga."},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 26\/2018 T.I<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaana tartankan orodka ee Aqoonsiga Qaranka kasoo qeybgalay hogaaminta sare ee Deegaanka oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Kuxigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, Duqa Maamulka Magaaladda Jigjiga Eng. Shaafi Axmed, Wasiirka Xafiiska Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DDS, Mudane Maxamed Mahdi, Wasiirka Xafiiska Warfaafinta DDS Mudane Maxamed Aadan, Madaxa arrimaha Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida Mudane Faysal Rashiid, iskuduwaha guud ee Aqoonsiga Qaranka ee dalka, Mudane Yoodahe Aariyasilaase, orodyahanada caanka ah ee Daraartu Tullu iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"719\" src=\"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/611246362_122196264548347285_6751932589258850392_n-1024x719.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-383\" srcset=\"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/611246362_122196264548347285_6751932589258850392_n-1024x719.jpg 1024w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/611246362_122196264548347285_6751932589258850392_n-300x211.jpg 300w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/611246362_122196264548347285_6751932589258850392_n-768x539.jpg 768w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/611246362_122196264548347285_6751932589258850392_n-1536x1079.jpg 1536w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/611246362_122196264548347285_6751932589258850392_n.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Masuuliyiinta ka hadashay daahfurka tartankan orodka oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Kuxigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa sheegay in ahmiyada tartankan orodka uu yahay sidii shacabka loogu baraarujin lahaa qaadashada Aqoosiga Qaranka oo waxtar baladhaan oo dhinac walba ah uleh shacabka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Tartankan orodka 5-ta km oo ay ku tartameen qeybaha kala duwan ee shacabka magaalada Jigjiga ayaa waxaa dhanka wiilasha 3-da kaalmood ee ugu horeeya ku guulaystay:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. C\/qaadir C\/laahi<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Koosaar Cabdi<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3. Khaalid Maxamed<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Halka dhinaca gabdhahana ay ku guulaysteen:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Najma Talwaaq<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Nimco Cali<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3. Samiira Cusmaan<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaana halkaasi dhalinyaradii ku guulaystay kaalmahan ugu horeeya lagu gudoonsiiyay abaalmarin isugu jirtay bilad iyo lacago loogu talagalay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 26\/2018 T.I Waxaana tartankan orodka ee Aqoonsiga Qaranka kasoo qeybgalay hogaaminta sare ee Deegaanka oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Kuxigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, Duqa Maamulka Magaaladda Jigjiga Eng. Shaafi Axmed, Wasiirka Xafiiska Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DDS, Mudane Maxamed Mahdi, Wasiirka Xafiiska Warfaafinta DDS Mudane Maxamed Aadan, Madaxa arrimaha Xisbiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":382,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"cybocfi_hide_featured_image":"","footnotes":""},"categories":[11],"tags":[],"class_list":["post-381","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha-fudud","entry","has-media"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=381"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":384,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/381\/revisions\/384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/382"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}