{"id":394,"date":"2026-01-06T06:42:47","date_gmt":"2026-01-06T06:42:47","guid":{"rendered":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/?p=394"},"modified":"2026-01-06T06:42:49","modified_gmt":"2026-01-06T06:42:49","slug":"duqa-magaalada-addis-ababa-adanej-abebe-ayaa-xarigga-ka-jartay-xarunta-habari-medical-plaza-iyada-oo-si-rasmi-ah-u-billowday-shaqadeedi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/2026\/01\/06\/duqa-magaalada-addis-ababa-adanej-abebe-ayaa-xarigga-ka-jartay-xarunta-habari-medical-plaza-iyada-oo-si-rasmi-ah-u-billowday-shaqadeedi\/","title":{"rendered":"Duqa magaalada Addis Ababa, Adanej Abebe, ayaa xarigga ka jartay xarunta Habari Medical Plaza, iyada oo si rasmi ah u billowday shaqadeedi"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 25\/2018 T.I<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Duqa magaalada Addis Ababa, Marwo Adanech Abebe, ayaa farriin ay ku baahisay boggeeda baraha bulshada ku sheegtay in maanta si rasmi ah loo daah-furay lana bilaabay shaqada Habari Medical Plaza.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxay sheegtay in xaruntani ay tahay mid u keentay dalka adeeg caafimaad oo tayo sare leh. Habari Medical Plaza, iyadoo yareyneysa safarrada ay muwaadiniintu ugu baxaan dalal shisheeye si ay u helaan daaweyn heer sare ah, ayaa bilowday socdaal rajo leh oo lagu bixinayo adeeg caafimaad oo tayo leh gudaha dalka.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"701\" src=\"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/607145582_122196177566347285_4319843089951181370_n-1024x701.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-396\" srcset=\"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/607145582_122196177566347285_4319843089951181370_n-1024x701.jpg 1024w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/607145582_122196177566347285_4319843089951181370_n-300x205.jpg 300w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/607145582_122196177566347285_4319843089951181370_n-768x526.jpg 768w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/607145582_122196177566347285_4319843089951181370_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale waxay xustay in xaruntani ay awood dheeraad ah u yeelanayso dadaalka lagu doonayo in Addis Ababa looga dhigo xarun dalxiis caafimaad (Health Tourism), taas oo keentay in ay xaqiijiso in taageerada dhamaystiran ee maamulka magaalada aysan ka maqnaan doonin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Iyadoo muujinaysa qadarin iyo bogaadin ku aaddan bilowgan wanaagsan iyo adeegga heerka sare ah ee ay bixiyaan, Duqa magaalada Adanech Abebe waxay u rajeysay Hay\u2019adda Habari Medical Plaza mustaqbal shaqo oo guul leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 25\/2018 T.I Duqa magaalada Addis Ababa, Marwo Adanech Abebe, ayaa farriin ay ku baahisay boggeeda baraha bulshada ku sheegtay in maanta si rasmi ah loo daah-furay lana bilaabay shaqada Habari Medical Plaza. Waxay sheegtay in xaruntani ay tahay mid u keentay dalka adeeg caafimaad oo tayo sare leh. Habari Medical Plaza, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":395,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"cybocfi_hide_featured_image":"","footnotes":""},"categories":[16],"tags":[],"class_list":["post-394","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-caafimaadka","entry","has-media"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=394"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":397,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/394\/revisions\/397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}