{"id":398,"date":"2026-01-06T06:44:28","date_gmt":"2026-01-06T06:44:28","guid":{"rendered":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/?p=398"},"modified":"2026-01-06T06:46:04","modified_gmt":"2026-01-06T06:46:04","slug":"duqa-magaalada-addis-ababa-adanej-abebe-ayaa-si-rasmi-ah-u-daah-furtay-saddex-mashruuc-oo-waaweyn-oo-tiknoolajiyadeed-oo-maktabadda-abrehot-u-gudbinaya-marxalad-dijitaal-ah-oo-casri-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/2026\/01\/06\/duqa-magaalada-addis-ababa-adanej-abebe-ayaa-si-rasmi-ah-u-daah-furtay-saddex-mashruuc-oo-waaweyn-oo-tiknoolajiyadeed-oo-maktabadda-abrehot-u-gudbinaya-marxalad-dijitaal-ah-oo-casri-ah\/","title":{"rendered":"Duqa magaalada Addis Ababa, Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay saddex mashruuc oo waaweyn oo tiknoolajiyadeed oo Maktabadda Abrehot u gudbinaya marxalad dijitaal ah oo casri ah."},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">AMN PLUS &#8211; Xoorrey 25\/2018 T.I<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Iyadoo maanta subaxnimadii joogtay maktabadda, Duqa magaalada Addis Ababa, Marwo Adanej Abebe, ayaa sheegtay in si rasmi ah loo bilaabay saddex mashruuc oo waaweyn oo tiknoolajiyadeed kuwaas oo hay\u2019adda u horseedi doona marxalad dijitaal ah oo horumarsan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Maktabadda Abrehot, oo noqotay xarun muhiim ah oo lagu horumariyo dhaqanka akhriska iyo cilmi-baarista caasimadda, ayaa hadda jiritaankeeda galay sannadkii afraad tan iyo markii la aasaasay.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/611546460_122196150302347285_1700025173418196342_n-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-400\" srcset=\"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/611546460_122196150302347285_1700025173418196342_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/611546460_122196150302347285_1700025173418196342_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/611546460_122196150302347285_1700025173418196342_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/5\/2026\/01\/611546460_122196150302347285_1700025173418196342_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Farriin ay ku baahisay baraha bulshada, Duqadu waxay ku sheegtay in maktabaddu celcelis ahaan sannadkii u adeegto 1.8 milyan oo akhristayaal ah, isla markaana si loo casriyeeyo adeeggeeda loo bilaabay Nidaam isku dhafan oo maamulka maktabadda ah, Maktabad dijitaal ah oo casri ah,Madal cilmi-baariseed oo caalami ah<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Adeegyadan cusub ayaa ka dhigi doona maktabadda Abrehot mid aan ku koobnayn oo keliya Addis Ababa, balse u sahlaya arday iyo cilmi-baare kasta oo ku sugan meel kasta oo Itoobiya ka mid ah inay ka faa\u2019iidaystaan kaydka aqooneed ee maktabadda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ugu dambayn, Duqa magaalada ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadcelisay dhammaan dhinacyadii ka qayb qaatay hirgelinta iyo horumarinta tiknoolajiyadan, iyada oo ku hadlaysa magaceeda iyo kan maamulka magaalada Addis Ababa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 25\/2018 T.I Iyadoo maanta subaxnimadii joogtay maktabadda, Duqa magaalada Addis Ababa, Marwo Adanej Abebe, ayaa sheegtay in si rasmi ah loo bilaabay saddex mashruuc oo waaweyn oo tiknoolajiyadeed kuwaas oo hay\u2019adda u horseedi doona marxalad dijitaal ah oo horumarsan. Maktabadda Abrehot, oo noqotay xarun muhiim ah oo lagu horumariyo dhaqanka akhriska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":399,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"cybocfi_hide_featured_image":"","footnotes":""},"categories":[29,18],"tags":[],"class_list":["post-398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maktabadda-addis-ababa","category-teknooloojiyadda","entry","has-media"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=398"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":401,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/398\/revisions\/401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}