{"id":420,"date":"2026-01-06T06:55:28","date_gmt":"2026-01-06T06:55:28","guid":{"rendered":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/?p=420"},"modified":"2026-01-06T06:55:31","modified_gmt":"2026-01-06T06:55:31","slug":"waxaa-shacabka-deegaanka-lagu-baraarujinayaa-inay-qaataan-aqoonsiga-qaranka-ee-fayda-national-id-kaasi-oo-muhiim-u-ah-helida-dhamaan-adeegyada-muhiimka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/2026\/01\/06\/waxaa-shacabka-deegaanka-lagu-baraarujinayaa-inay-qaataan-aqoonsiga-qaranka-ee-fayda-national-id-kaasi-oo-muhiim-u-ah-helida-dhamaan-adeegyada-muhiimka-ah\/","title":{"rendered":"Waxaa shacabka deegaanka lagu baraarujinayaa inay qaataan Aqoonsiga Qaranka ee Fayda (National ID) kaasi oo muhiim u ah helida dhamaan adeegyada muhiimka ah."},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 22\/2018 T.I<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u200eSida ku cad Sharciga bayaanka tirsigiisu yahay 284\/2015 Aqoonsiga Qaranka ee Fayda waxaa loo aqoonsan yahay caddayn sharci ah oo ku filan xaqiijinta haybta qofka taasi oo uu muwaadinku ku heli karo adeegyada hoose:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u200e\u25cf Maaliyadda iyo Isgaarsiinta: muwaadin kastaa wuxuu helaya Furashada Akoonka bangiga, la bixista lacagta, bixinta jeegga, qaadashada SIM-kaarka, iyo helitaanka adeegga internetka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u200e\u25cf Adeegyada Dawladda: muwaadinku wxuuu aqoonsiga qaranku ku helayaa adeegyada: Qaadashada iyo cusboonaysiinta shatiga darawalnimada, shatiga ganacsiga ama maalgashiga, iyo adeegyada maxkamadaha iyo hay&#8217;adaha sharciga.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u200e\u25cf Xaqiijinta Dukumentiyada: Bixinta wakiilnimada (Power of Attorney), xaqiijinta dardaaranka, iyo saxiixa heshiisyada deynta, shaqaalaynta ama kirada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u200e\u25cf Adeegyada Bulshada: Helitaanka adeegga caafimaadka ee xarumaha caafimaadka iyo is-diiwaangelinta goobaha waxbarashada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u200eHadaba shacabka deegaanka soomaalida waxaan ku baraarujinaynaa in ay horey u qaataan aqoonsiga qaranka ee Fayd( National ID), kaasi oo loo adeegsan doono dhamaan adeegyada muhiimka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u2014 Xafiiska Warfaafinta Deegaanka Somalida<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 22\/2018 T.I \u200eSida ku cad Sharciga bayaanka tirsigiisu yahay 284\/2015 Aqoonsiga Qaranka ee Fayda waxaa loo aqoonsan yahay caddayn sharci ah oo ku filan xaqiijinta haybta qofka taasi oo uu muwaadinku ku heli karo adeegyada hoose: \u200e\u25cf Maaliyadda iyo Isgaarsiinta: muwaadin kastaa wuxuu helaya Furashada Akoonka bangiga, la bixista lacagta, bixinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":421,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"cybocfi_hide_featured_image":"","footnotes":""},"categories":[26],"tags":[],"class_list":["post-420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-digitaal-itoobiya-2030","entry","has-media"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/420\/revisions\/422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}