{"id":431,"date":"2026-01-06T06:59:32","date_gmt":"2026-01-06T06:59:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/?p=431"},"modified":"2026-01-06T06:59:33","modified_gmt":"2026-01-06T06:59:33","slug":"kulanka-golaha-maareynta-khataraha-masiibooyinka-dds-ayaa-maanta-ka-qabsoomay-magaalada-jigjiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/2026\/01\/06\/kulanka-golaha-maareynta-khataraha-masiibooyinka-dds-ayaa-maanta-ka-qabsoomay-magaalada-jigjiga\/","title":{"rendered":"Kulanka Golaha Maareynta Khataraha Masiibooyinka DDS ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Jigjiga."},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 21\/2018 T.I<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kulankan oo uu hoggaaminayay Madaxweyne Ku-xigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, ayaa si qoto dheer diiradda u saaray dadaallada socda ee barnaamijka isku-filnaanshaha, soo-jeedinta Qorshaha Hagidda Sanduuqa Kaydka DDS ee shanta sano ee soo socota, xaaladda guud ee hadda taagan, iyo qodobo kale oo istaraatiiji ah oo muhiim ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Intii uu socday kulanka, waxaa si faahfaahsan loo falanqeeyay horumarka laga gaaray hawlaha hortabinta u leh yaraynta khataraha masiibooyinka, adkaynta adkeysiga bulshooyinka, iyo xaqiijinta diyaargarow waara oo wax ku ool ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ugu dambayntii, bahwadaagta kala duwan ee ku lugta leh hawlaha maareynta masiibooyinka ayaa la faray inay dardargeliyaan hirgelinta go\u2019aannadii lagu gaaray kulanka, isla markaana la xoojiyo wada-shaqeynta iyo isku-xirnaanta hay\u2019adaha, si si hufan oo waxtar leh loo xaqiijiyo qorshayaasha iyo himilooyinka la dajiyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AMN PLUS &#8211; Xoorrey 21\/2018 T.I Kulankan oo uu hoggaaminayay Madaxweyne Ku-xigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, ayaa si qoto dheer diiradda u saaray dadaallada socda ee barnaamijka isku-filnaanshaha, soo-jeedinta Qorshaha Hagidda Sanduuqa Kaydka DDS ee shanta sano ee soo socota, xaaladda guud ee hadda taagan, iyo qodobo kale oo istaraatiiji ah oo muhiim ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":432,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"cybocfi_hide_featured_image":"","footnotes":""},"categories":[20],"tags":[],"class_list":["post-431","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-arrimaha-bulshada","entry","has-media"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":433,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431\/revisions\/433"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.amn.gov.et\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}