Taliska Sare ee Saadka ee ciidanka qaranka itoobiya ayaa sheegay qalabki kala duwanaa ee ciidanka dayactir lagu sameeyay.

You are currently viewing Taliska Sare ee Saadka ee ciidanka qaranka itoobiya ayaa sheegay qalabki kala duwanaa ee ciidanka dayactir lagu sameeyay.
Spread the love

AMN PLUS – Xoorrey 12/2018

Taliska Sare ee Saadka ee Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya ayaa shaaciyey in uu wado hawlo lagu dayactirayo laguna casriyeynayo qalab dagaal oo sababo kala duwan awgood shaqada ka istaagay ama duugoobay, si loogu diyaariyo adeeg.

Waxaa la sheegay in hawsha dayactirka ee la fuliyey ayyaa kor u qaadday awoodda hubka ee ciidanka.

Sidoo kale, Ciidanka Difaaca Qaranka ayaa caddeeyey in qalabka dagaalka ee la casriyeeyey loo diray furimaha si ay u gutaan waajibaadkooda.

AmnAdmin

MAJOR ASCHIEVMENTS

Leave a Reply