Tartanka orodka 5-ta km oo loogu magacdaray tartanka orodka ee Aqoonsiga Qaranka (Fayda) ayaa subaxnimadii saaka ka dhacay magaalada Jigjiga.
AMN PLUS - Xoorrey 26/2018 T.I Waxaana tartankan orodka ee Aqoonsiga Qaranka kasoo qeybgalay hogaaminta sare ee Deegaanka oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Kuxigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, Duqa…