Komishinka Doorashoyinka Qaranka ayaa sheegay in Hannaanka doorashooyinka lagu xoojinayo teknolojiyadda si looga dhigo mid degdeg ah, hufan oo lagu kalsoonaan karo
AMN PLUS - Xoorreey 27/2018 T.I Waxaa la sheegay in doorashooyinka marka lagu taageero teknolojiyadda ay noqdaan kuwo degdeg ah, hufan oo lagu kalsoonaan karo, sida uu tilmaamay Madaxweynaha Maxkamadda…