Waxaa shacabka deegaanka lagu baraarujinayaa inay qaataan Aqoonsiga Qaranka ee Fayda (National ID) kaasi oo muhiim u ah helida dhamaan adeegyada muhiimka ah.
AMN PLUS - Xoorrey 22/2018 T.I Sida ku cad Sharciga bayaanka tirsigiisu yahay 284/2015 Aqoonsiga Qaranka ee Fayda waxaa loo aqoonsan yahay caddayn sharci ah oo ku filan xaqiijinta haybta…