War-saxaafadeedka Kulanka 5aad ee Guddiga Siyaasadda Lacagta ee Bangiga Qaranka Itoobiya
AMN PLUS - Xoorreey 21/2018 T.I Guddiga Siyaasadda Lacagta ee Bangiga Qaranka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in heerka siyaasadda lacageed lagu sii hayo 15 boqolkiiba, kaddib qiimeyn ballaaran oo lagu…