Maayer Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay 32 xarumood oo cusub oo Boolis iyo Dab-demis ah oo laga hirgeliyay dhammaan degmooyinka magaalada
AMN PLUS - Xoorrey 20/2018 T.I Duqa Magaalada addis ababa Marwo Adanej Abebe, ayaa qoraal ay ku baahisay baraha ay ku leedahay ku sheegtay in maanta ay tahay maalin taariikh…