Arrinta lahaanshaha marin-badeedka Itoobiya waa ajande dan qaran ah oo ay tahay in dhammaan si wadajir ah loo difaaco

AMN PLUS - Xoorrey 22/2018 T.I Madaxa arrimaha dowladda ee Golaha Wakiillada Shacabka, Dr. Tesfaye Beljige, ayaa sheegay in su’aasha lahaanshaha marin-badeedka Itoobiya ay tahay ajande dan qaran ah oo…

Continue ReadingArrinta lahaanshaha marin-badeedka Itoobiya waa ajande dan qaran ah oo ay tahay in dhammaan si wadajir ah loo difaaco

Dowladdu waxay ku hawlan tahay xaqiijinta madax-bannaanida gargaarka bini’aadantinimo – Raysulwasaare K/X JDFI Tamesgen Tiruneh

AMN PLUS - Xoorrey 25/2018 T.I Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka JDFI Mudane Tamesgen Tiruneh, ayaa sheegay in dowladdu si firfircoon uga shaqaynayso xaqiijinta madax-bannaanida gargaarka bini’aadantinimo. Sida uu ku qoray boggiisa…

Continue ReadingDowladdu waxay ku hawlan tahay xaqiijinta madax-bannaanida gargaarka bini’aadantinimo – Raysulwasaare K/X JDFI Tamesgen Tiruneh

Waxaan qaybteenna ka qaadan doonnaa annagoo la garab taagan dowladda si loo sii xoojiyo mashaariicda horumarineed ee laga diiwaan geliyay deegaanka – Dadweynaha Dagan Magaalada Jigjiga

AMN PLUS - Xoorreey 5/2018 T.I Dadweynaha dagan Magaalada Jigjiga ayaa sheegay inay qaybtooda ka qaadan doonaan iyagoo la garab taagan dowladda si loo sii xoojiyo mashaariicda horumarineed ee laga…

Continue ReadingWaxaan qaybteenna ka qaadan doonnaa annagoo la garab taagan dowladda si loo sii xoojiyo mashaariicda horumarineed ee laga diiwaan geliyay deegaanka – Dadweynaha Dagan Magaalada Jigjiga

Dowladdu iyadoo dhageysanaysa shacabka kana jawaabaysa su’aalahooda ayay Itoobiya u horseedi doontaa barwaaqo dhammaystiran – Xisbiga Barwaaqo

AMN PLUS - Xoorrey 6/2018 T.I Xisbiga Barwaaqo ayaa sheegay in dowladdu si joogto ah u dhageysanayso shacabka isla markaana uga jawaabayso su’aalahooda, taas oo horseedi doonta in Itoobiya gaarto…

Continue ReadingDowladdu iyadoo dhageysanaysa shacabka kana jawaabaysa su’aalahooda ayay Itoobiya u horseedi doontaa barwaaqo dhammaystiran – Xisbiga Barwaaqo