Maayer Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay 32 xarumood oo cusub oo Boolis iyo Dab-demis ah oo laga hirgeliyay dhammaan degmooyinka magaalada

AMN PLUS - Xoorrey 20/2018 T.I Duqa Magaalada addis ababa Marwo Adanej Abebe, ayaa qoraal ay ku baahisay baraha ay ku leedahay ku sheegtay in maanta ay tahay maalin taariikh…

Continue ReadingMaayer Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay 32 xarumood oo cusub oo Boolis iyo Dab-demis ah oo laga hirgeliyay dhammaan degmooyinka magaalada

Duqa magaalada Addis Ababa, Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay saddex mashruuc oo waaweyn oo tiknoolajiyadeed oo Maktabadda Abrehot u gudbinaya marxalad dijitaal ah oo casri ah.

AMN PLUS - Xoorrey 25/2018 T.I Iyadoo maanta subaxnimadii joogtay maktabadda, Duqa magaalada Addis Ababa, Marwo Adanej Abebe, ayaa sheegtay in si rasmi ah loo bilaabay saddex mashruuc oo waaweyn…

Continue ReadingDuqa magaalada Addis Ababa, Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay saddex mashruuc oo waaweyn oo tiknoolajiyadeed oo Maktabadda Abrehot u gudbinaya marxalad dijitaal ah oo casri ah.

Dagaalka Elektaroonigga Wuxuu noqday arrin si toos ah ula xiriirta badbaadada iyo jiritaanka qaranka.—Field Marshal Birhaanu Julaa

AMN PLUS - Xoorrey 25/2018 T.I Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Itoobiya Field Marshal Birhaanu Julaa, ayaa sheegay in dagaalka elektaroonigga uu maanta noqday arrin la xiriirta jiritaanka…

Continue ReadingDagaalka Elektaroonigga Wuxuu noqday arrin si toos ah ula xiriirta badbaadada iyo jiritaanka qaranka.—Field Marshal Birhaanu Julaa

Komishinka Doorashoyinka Qaranka ayaa sheegay in Hannaanka doorashooyinka lagu xoojinayo teknolojiyadda si looga dhigo mid degdeg ah, hufan oo lagu kalsoonaan karo

AMN PLUS - Xoorreey 27/2018 T.I Waxaa la sheegay in doorashooyinka marka lagu taageero teknolojiyadda ay noqdaan kuwo degdeg ah, hufan oo lagu kalsoonaan karo, sida uu tilmaamay Madaxweynaha Maxkamadda…

Continue ReadingKomishinka Doorashoyinka Qaranka ayaa sheegay in Hannaanka doorashooyinka lagu xoojinayo teknolojiyadda si looga dhigo mid degdeg ah, hufan oo lagu kalsoonaan karo

Xukuumaddu Waxay Xoojisay Hirgelinta Kaabayaasha Dijitaalka ah Shanta Sano Ee Soo Socota- Lataliyaha dijitaalka ee xafiiska raysulwasaraha

AMN PLUS - Xoorrey 12/2018 T.I Hindisaha Dhijitaal Itoobiya 2030 ayaa lagu tilmaamay istiraatiijiyad casri ah oo dadka udub-dhexaad u ah, isla markaana leh dhinacyo badan oo lagu gaari doono…

Continue ReadingXukuumaddu Waxay Xoojisay Hirgelinta Kaabayaasha Dijitaalka ah Shanta Sano Ee Soo Socota- Lataliyaha dijitaalka ee xafiiska raysulwasaraha