Raysulwasaare Dr. Abiy Axmed ayaa intii lagu jiray bilaha Kodxin iyo Xoorrey 2018 T.I wuxuu fuliyay hawlo isdaba-joog ah oo muhiim ah, kuwaas oo isugu jira kuwo qaran, qaaradeed iyo kuwo caalami ah.
AMN PLUS - Xoorrey 24/2018 T.I Dhacdooyinkaasi dhammaantood waxay si adag u muujiyeen doorka muhiimka ah iyo saamaynta ay Itoobiya ku leedahay heer qaran, qaaradeed iyo caalami. Ka dib booqashadii…