Maamulka Magaalada Addis Ababa wuxuu si go’aan adag leh uga shaqeynayaa in ardaydu aysan waxbarashada uga harin cunto la’aan darteed, isla markaana ay riyadooda gaaraan
AMN PLUS - Xoorrey 22/2018 T.I Maamulka Magaalada Addis Ababa ayaa sheegay inuu si dhab ah uga shaqeynayo in ardayda, oo ah jiilka berri ee dalka, aysan waxbarashada uga harin…