Duqa Magaalada Adanej Abebe: Shaqadii Addis Ababa looga dhigayay magaalo ku habboon korinta carruurta Afrika gudaheeda way miro dhalaysaa

AMN PLUS - Xoorrey 24/2018 T.I Duqa Magaalada Addis Ababa Adanej Abebe ayaa farriin ay ku baahisay baraha bulshada ku sheegtay in dadaalladii lagu doonayay in Addis Ababa laga dhigo…

Continue ReadingDuqa Magaalada Adanej Abebe: Shaqadii Addis Ababa looga dhigayay magaalo ku habboon korinta carruurta Afrika gudaheeda way miro dhalaysaa

Duqa magaalada Addis Ababa, Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay saddex mashruuc oo waaweyn oo tiknoolajiyadeed oo Maktabadda Abrehot u gudbinaya marxalad dijitaal ah oo casri ah.

AMN PLUS - Xoorrey 25/2018 T.I Iyadoo maanta subaxnimadii joogtay maktabadda, Duqa magaalada Addis Ababa, Marwo Adanej Abebe, ayaa sheegtay in si rasmi ah loo bilaabay saddex mashruuc oo waaweyn…

Continue ReadingDuqa magaalada Addis Ababa, Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay saddex mashruuc oo waaweyn oo tiknoolajiyadeed oo Maktabadda Abrehot u gudbinaya marxalad dijitaal ah oo casri ah.

Duqa magaalada Addis Ababa, Adanej Abebe, ayaa xarigga ka jartay xarunta Habari Medical Plaza, iyada oo si rasmi ah u billowday shaqadeedi

AMN PLUS - Xoorrey 25/2018 T.I Duqa magaalada Addis Ababa, Marwo Adanech Abebe, ayaa farriin ay ku baahisay boggeeda baraha bulshada ku sheegtay in maanta si rasmi ah loo daah-furay…

Continue ReadingDuqa magaalada Addis Ababa, Adanej Abebe, ayaa xarigga ka jartay xarunta Habari Medical Plaza, iyada oo si rasmi ah u billowday shaqadeedi

Dowladdu waxay ku hawlan tahay xaqiijinta madax-bannaanida gargaarka bini’aadantinimo – Raysulwasaare K/X JDFI Tamesgen Tiruneh

AMN PLUS - Xoorrey 25/2018 T.I Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka JDFI Mudane Tamesgen Tiruneh, ayaa sheegay in dowladdu si firfircoon uga shaqaynayso xaqiijinta madax-bannaanida gargaarka bini’aadantinimo. Sida uu ku qoray boggiisa…

Continue ReadingDowladdu waxay ku hawlan tahay xaqiijinta madax-bannaanida gargaarka bini’aadantinimo – Raysulwasaare K/X JDFI Tamesgen Tiruneh

Dagaalka Elektaroonigga Wuxuu noqday arrin si toos ah ula xiriirta badbaadada iyo jiritaanka qaranka.—Field Marshal Birhaanu Julaa

AMN PLUS - Xoorrey 25/2018 T.I Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Itoobiya Field Marshal Birhaanu Julaa, ayaa sheegay in dagaalka elektaroonigga uu maanta noqday arrin la xiriirta jiritaanka…

Continue ReadingDagaalka Elektaroonigga Wuxuu noqday arrin si toos ah ula xiriirta badbaadada iyo jiritaanka qaranka.—Field Marshal Birhaanu Julaa

Tartanka orodka 5-ta km oo loogu magacdaray tartanka orodka ee Aqoonsiga Qaranka (Fayda) ayaa subaxnimadii saaka ka dhacay magaalada Jigjiga.

AMN PLUS - Xoorrey 26/2018 T.I Waxaana tartankan orodka ee Aqoonsiga Qaranka kasoo qeybgalay hogaaminta sare ee Deegaanka oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Kuxigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, Duqa…

Continue ReadingTartanka orodka 5-ta km oo loogu magacdaray tartanka orodka ee Aqoonsiga Qaranka (Fayda) ayaa subaxnimadii saaka ka dhacay magaalada Jigjiga.

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (PhD) ayaa sheegay in aqoonyahannimada aan lagu cabbiri karin ururinta buugaagta oo keliya, balse lagu cabbiro xallinta dhibaatooyinka iyo dhisidda jiil la anshaxay.

AMN PLUS - Xoorrey 27/2018 T.I. Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (PhD) ayaa sheegay in aqoonyahannadu ay door sare ka qaataan beddelidda aqoonta ay urursadeen una rogayaan ficil la taaban karo,…

Continue ReadingRa’iisul Wasaare Abiy Axmed (PhD) ayaa sheegay in aqoonyahannimada aan lagu cabbiri karin ururinta buugaagta oo keliya, balse lagu cabbiro xallinta dhibaatooyinka iyo dhisidda jiil la anshaxay.

Duqa magaalada Addis Ababa, Aadanej Abebe, ayaa munaasabadda ciidda Kirismaska ee soo socota awgeed, in ka badan 300,000 oo qof oo danyar ah oo ku nool magaalada u sameysay barnaamij cunto-wadaag .

AMN PLUS - Xoorrey 27/2018 T.I Duqa magaalada Aadanej Abebe ayaa fariin ay ku baahisay boggeeda baraha bulshada ku sheegtay in munaasabadda Kirismaska awgeed ay ka hirgeliyeen degmooyinka iyo xaafadaha…

Continue ReadingDuqa magaalada Addis Ababa, Aadanej Abebe, ayaa munaasabadda ciidda Kirismaska ee soo socota awgeed, in ka badan 300,000 oo qof oo danyar ah oo ku nool magaalada u sameysay barnaamij cunto-wadaag .

Ciidamadii Ugu Badnaa Deegaanka soomaalida Ayaa Tababar Loogu Soo Xidhay xerada tababarka ee Birqod.

AMN PLUS - Xoorrey 27/2018 T.I Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu soo xidhay kumannaan askari oo ka tirsan Ciidamada Ammaanka Deegaanka, kuwaas…

Continue ReadingCiidamadii Ugu Badnaa Deegaanka soomaalida Ayaa Tababar Loogu Soo Xidhay xerada tababarka ee Birqod.

Iyada oo diiwaangelinta safarka Xajka ee sannadkan ay ku eg tahay 18-ka Janaayo, waxaa muwaadiniinta loogu baaqayaa in ay ka faa’iidaystaan waqtiga haray oo ay si degdeg ah isu diiwaangeliyaan.

AMN PLUS - Xoorrey 27/2018 T.I Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka ee Magaalada Addis Ababa ayaa qabtay kulan wadatashi ah oo ku saabsan safarka Xajka ee 2018, kaas oo ay…

Continue ReadingIyada oo diiwaangelinta safarka Xajka ee sannadkan ay ku eg tahay 18-ka Janaayo, waxaa muwaadiniinta loogu baaqayaa in ay ka faa’iidaystaan waqtiga haray oo ay si degdeg ah isu diiwaangeliyaan.