Degmada Lemi Kura aagga Meri Loqe mashaariic kaabayaal ah oo adeegyo kala duwan u adeegaya bulshada ayaa loo furay isticmaalka – Duqa Magaalada Addis Ababa Adaanej Abebee

AMN PLUS - Xoorrey 20/2018 T.I Duqa Magaalada Addis Ababa, Marwo Adaanej Abebe, ayaa sheegtay in si rasmi ah loo furay mashaariic kaabayaal ah oo loogu talagalay adeegyo kala duwan…

Continue ReadingDegmada Lemi Kura aagga Meri Loqe mashaariic kaabayaal ah oo adeegyo kala duwan u adeegaya bulshada ayaa loo furay isticmaalka – Duqa Magaalada Addis Ababa Adaanej Abebee

Maayer Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay 32 xarumood oo cusub oo Boolis iyo Dab-demis ah oo laga hirgeliyay dhammaan degmooyinka magaalada

AMN PLUS - Xoorrey 20/2018 T.I Duqa Magaalada addis ababa Marwo Adanej Abebe, ayaa qoraal ay ku baahisay baraha ay ku leedahay ku sheegtay in maanta ay tahay maalin taariikh…

Continue ReadingMaayer Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay 32 xarumood oo cusub oo Boolis iyo Dab-demis ah oo laga hirgeliyay dhammaan degmooyinka magaalada

Addis Ababa waa astaan wadajir ah oo innaga wada dhaxaysa; waa wajiga barwaaqada Afrika.

– Xafiiska Isgaarsiinta Magaalada Addis Ababa AMN PLUS - Xoorrey 21/2018 T.I Addis Ababa oo ah magaalo qurux badan, nadiif ah, una fudud nolosha dadka deggen, isla markaana ah caasimadda…

Continue ReadingAddis Ababa waa astaan wadajir ah oo innaga wada dhaxaysa; waa wajiga barwaaqada Afrika.

Kulanka Golaha Maareynta Khataraha Masiibooyinka DDS ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Jigjiga.

AMN PLUS - Xoorrey 21/2018 T.I Kulankan oo uu hoggaaminayay Madaxweyne Ku-xigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, ayaa si qoto dheer diiradda u saaray dadaallada socda ee barnaamijka isku-filnaanshaha, soo-jeedinta…

Continue ReadingKulanka Golaha Maareynta Khataraha Masiibooyinka DDS ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Jigjiga.

Hay’addu waxay sheegtay in diyaargarow ku filan la sameeyay si loo dhaqan-geliyo xeerka mamnuucaya isticmaalka iyo soo-saarka caagagga iyo bacaha hal-mar la isticmaalo

AMN PLUS - Xoorrey 22/2018 T.I Hay’adda Ilaalinta Deegaanka ee Magaalada Addis Ababa ayaa ku dhawaaqday in ay samaysay diyaargarow ku filan si si buuxda loo dhaqan-geliyo xeerka mamnuucaya isticmaalka…

Continue ReadingHay’addu waxay sheegtay in diyaargarow ku filan la sameeyay si loo dhaqan-geliyo xeerka mamnuucaya isticmaalka iyo soo-saarka caagagga iyo bacaha hal-mar la isticmaalo

Maamulka Magaalada Addis Ababa wuxuu si go’aan adag leh uga shaqeynayaa in ardaydu aysan waxbarashada uga harin cunto la’aan darteed, isla markaana ay riyadooda gaaraan

AMN PLUS - Xoorrey 22/2018 T.I Maamulka Magaalada Addis Ababa ayaa sheegay inuu si dhab ah uga shaqeynayo in ardayda, oo ah jiilka berri ee dalka, aysan waxbarashada uga harin…

Continue ReadingMaamulka Magaalada Addis Ababa wuxuu si go’aan adag leh uga shaqeynayaa in ardaydu aysan waxbarashada uga harin cunto la’aan darteed, isla markaana ay riyadooda gaaraan

Waxaa shacabka deegaanka lagu baraarujinayaa inay qaataan Aqoonsiga Qaranka ee Fayda (National ID) kaasi oo muhiim u ah helida dhamaan adeegyada muhiimka ah.

AMN PLUS - Xoorrey 22/2018 T.I ‎Sida ku cad Sharciga bayaanka tirsigiisu yahay 284/2015 Aqoonsiga Qaranka ee Fayda waxaa loo aqoonsan yahay caddayn sharci ah oo ku filan xaqiijinta haybta…

Continue ReadingWaxaa shacabka deegaanka lagu baraarujinayaa inay qaataan Aqoonsiga Qaranka ee Fayda (National ID) kaasi oo muhiim u ah helida dhamaan adeegyada muhiimka ah.

Arrinta lahaanshaha marin-badeedka Itoobiya waa ajande dan qaran ah oo ay tahay in dhammaan si wadajir ah loo difaaco

AMN PLUS - Xoorrey 22/2018 T.I Madaxa arrimaha dowladda ee Golaha Wakiillada Shacabka, Dr. Tesfaye Beljige, ayaa sheegay in su’aasha lahaanshaha marin-badeedka Itoobiya ay tahay ajande dan qaran ah oo…

Continue ReadingArrinta lahaanshaha marin-badeedka Itoobiya waa ajande dan qaran ah oo ay tahay in dhammaan si wadajir ah loo difaaco

Raysulwasaare Dr. Abiy Axmed ayaa intii lagu jiray bilaha Kodxin iyo Xoorrey 2018 T.I wuxuu fuliyay hawlo isdaba-joog ah oo muhiim ah, kuwaas oo isugu jira kuwo qaran, qaaradeed iyo kuwo caalami ah.

AMN PLUS - Xoorrey 24/2018 T.I Dhacdooyinkaasi dhammaantood waxay si adag u muujiyeen doorka muhiimka ah iyo saamaynta ay Itoobiya ku leedahay heer qaran, qaaradeed iyo caalami. Ka dib booqashadii…

Continue ReadingRaysulwasaare Dr. Abiy Axmed ayaa intii lagu jiray bilaha Kodxin iyo Xoorrey 2018 T.I wuxuu fuliyay hawlo isdaba-joog ah oo muhiim ah, kuwaas oo isugu jira kuwo qaran, qaaradeed iyo kuwo caalami ah.