Addis Ababa waa astaan wadajir ah oo innaga wada dhaxaysa; waa wajiga barwaaqada Afrika.

– Xafiiska Isgaarsiinta Magaalada Addis Ababa AMN PLUS - Xoorrey 21/2018 T.I Addis Ababa oo ah magaalo qurux badan, nadiif ah, una fudud nolosha dadka deggen, isla markaana ah caasimadda…

Continue ReadingAddis Ababa waa astaan wadajir ah oo innaga wada dhaxaysa; waa wajiga barwaaqada Afrika.

Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed oo ay weheliyaan Madaxweynaha Deegaanka Koonfurta Itoobiya, Mudane Tilahun Kebede, booqasho ku tagay dhismaha xarunta dalxiiska

AMN PLUS - Xoorrey 5/2018 T.I Booqashadan ayaa ujeedkeedu ahayd kormeer iyo dardargelin ku aaddan mashruuca, si loo hubiyo in shaqada ka socota dhismaha xaruntu ay ku socoto xawaare, tayo,…

Continue ReadingMadaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed oo ay weheliyaan Madaxweynaha Deegaanka Koonfurta Itoobiya, Mudane Tilahun Kebede, booqasho ku tagay dhismaha xarunta dalxiiska