Degmada Lemi Kura aagga Meri Loqe mashaariic kaabayaal ah oo adeegyo kala duwan u adeegaya bulshada ayaa loo furay isticmaalka – Duqa Magaalada Addis Ababa Adaanej Abebee

AMN PLUS - Xoorrey 20/2018 T.I Duqa Magaalada Addis Ababa, Marwo Adaanej Abebe, ayaa sheegtay in si rasmi ah loo furay mashaariic kaabayaal ah oo loogu talagalay adeegyo kala duwan…

Continue ReadingDegmada Lemi Kura aagga Meri Loqe mashaariic kaabayaal ah oo adeegyo kala duwan u adeegaya bulshada ayaa loo furay isticmaalka – Duqa Magaalada Addis Ababa Adaanej Abebee

Maayer Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay 32 xarumood oo cusub oo Boolis iyo Dab-demis ah oo laga hirgeliyay dhammaan degmooyinka magaalada

AMN PLUS - Xoorrey 20/2018 T.I Duqa Magaalada addis ababa Marwo Adanej Abebe, ayaa qoraal ay ku baahisay baraha ay ku leedahay ku sheegtay in maanta ay tahay maalin taariikh…

Continue ReadingMaayer Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay 32 xarumood oo cusub oo Boolis iyo Dab-demis ah oo laga hirgeliyay dhammaan degmooyinka magaalada

Addis Ababa waa astaan wadajir ah oo innaga wada dhaxaysa; waa wajiga barwaaqada Afrika.

– Xafiiska Isgaarsiinta Magaalada Addis Ababa AMN PLUS - Xoorrey 21/2018 T.I Addis Ababa oo ah magaalo qurux badan, nadiif ah, una fudud nolosha dadka deggen, isla markaana ah caasimadda…

Continue ReadingAddis Ababa waa astaan wadajir ah oo innaga wada dhaxaysa; waa wajiga barwaaqada Afrika.

Maamulka Magaalada Addis Ababa wuxuu si go’aan adag leh uga shaqeynayaa in ardaydu aysan waxbarashada uga harin cunto la’aan darteed, isla markaana ay riyadooda gaaraan

AMN PLUS - Xoorrey 22/2018 T.I Maamulka Magaalada Addis Ababa ayaa sheegay inuu si dhab ah uga shaqeynayo in ardayda, oo ah jiilka berri ee dalka, aysan waxbarashada uga harin…

Continue ReadingMaamulka Magaalada Addis Ababa wuxuu si go’aan adag leh uga shaqeynayaa in ardaydu aysan waxbarashada uga harin cunto la’aan darteed, isla markaana ay riyadooda gaaraan

Duqa Magaalada Adanej Abebe: Shaqadii Addis Ababa looga dhigayay magaalo ku habboon korinta carruurta Afrika gudaheeda way miro dhalaysaa

AMN PLUS - Xoorrey 24/2018 T.I Duqa Magaalada Addis Ababa Adanej Abebe ayaa farriin ay ku baahisay baraha bulshada ku sheegtay in dadaalladii lagu doonayay in Addis Ababa laga dhigo…

Continue ReadingDuqa Magaalada Adanej Abebe: Shaqadii Addis Ababa looga dhigayay magaalo ku habboon korinta carruurta Afrika gudaheeda way miro dhalaysaa

Duqa magaalada Addis Ababa, Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay saddex mashruuc oo waaweyn oo tiknoolajiyadeed oo Maktabadda Abrehot u gudbinaya marxalad dijitaal ah oo casri ah.

AMN PLUS - Xoorrey 25/2018 T.I Iyadoo maanta subaxnimadii joogtay maktabadda, Duqa magaalada Addis Ababa, Marwo Adanej Abebe, ayaa sheegtay in si rasmi ah loo bilaabay saddex mashruuc oo waaweyn…

Continue ReadingDuqa magaalada Addis Ababa, Adanej Abebe ayaa si rasmi ah u daah-furtay saddex mashruuc oo waaweyn oo tiknoolajiyadeed oo Maktabadda Abrehot u gudbinaya marxalad dijitaal ah oo casri ah.