Bulshada magaalada Adaama ayaa sheegay in sanadihii isbeddelka la hirgeliyay hawlo badan oo dhinacyo kala duwan taabanaya, kuwaas oo keenay natiijooyin la taaban karo oo anfacaya bulshada.

AMN PLUS - Xoorrey 4/2018 T.I Madal wadatashi dadweyne oo lagu qabtay Adaamaa, kana qeyb galeen bulshada magaalada iyo tan Bariga Shawaa, taas oo halkudhig looga dhigay “Midho-dhalka dowladnimada isku-darka.…

Continue ReadingBulshada magaalada Adaama ayaa sheegay in sanadihii isbeddelka la hirgeliyay hawlo badan oo dhinacyo kala duwan taabanaya, kuwaas oo keenay natiijooyin la taaban karo oo anfacaya bulshada.

Dadkii hore u degenaa xaafadda biyaasa oo dib loogu geeyay inay arkaan goobihii hore oo isbadalay

AMN PLUS - Xoorrey 6/2018 T.I Booqashadan ayaa timid kaddib ballan ay mas’uuliyiintu qaadeen oo ahaa in dadka la raray loo oggolaan doono inay arkaan sida goobahoodii hore loo horumariyey.…

Continue ReadingDadkii hore u degenaa xaafadda biyaasa oo dib loogu geeyay inay arkaan goobihii hore oo isbadalay